Madaxweyne Qoor-qoor iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Guriceel (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta soo gaaray Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud oo maalmo ka hor ay ka dhaceen dagaalo culus Maamulka Degmada, xubno ka tirsan labada gole ee dowlad goboleedka Galmudug iyo masuuliyiin kale ayaa ku soo dhaweeyay duleedka magaalada Gurceel. Qoor-qoor ayaa ayaa caawa ku hoyanaya magaalada Guriceel, isagoo kulamo la … Continue reading Madaxweyne Qoor-qoor iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Guriceel (Sawirro)